Magaalada Kismaayo xarunta Kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbland ayaa waxaa Baryahaan dambi kajiray qilaaf Xaga Siyaada ah Baramaalanaaka Jubbland oo qabsan waayey kulamadoodii, dhacdooyinkii uGu dambeyeyna waxay ahaayeen kadib markii laxiray Xildhibaan kamida xildhibaanada Juubaland poo Layiraahdo Axmed Taajir.
Leave a Reply