Kulan aan Caadi ahayn oo isugu Yimaadeen Waxgaradka Beesha Shiiqaaleed ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana looga arisanaayey Qalalaasaha kasoo Cusboonaadey Jubbooyinka Gaar ahaan Magaalada Kismaayo taas oo Maamulka Axmed Madoobe uu kawado Boob Hantida shacabka Jubbaland gaar ahan kuwa Magaalada Kismaayo.
Beesha Shiiqaaleed ayaa Gababadii Kulankaas kasoo saartay warsaxaafadeed ka kooban dhowr qodob oo kala ah.
- inlahelo lanaraadiyo Xuquuqda aan ku leenahay Jubbaland Garoonka Kismaayana Lagu magacaabo Jenaraal Maxamed Ibaarim Liiliiqato.
- in lajoojiyo dhul boobka lagu hayo dhulka shiiqaaleed ee Kismaayo, Shiiq umul waa inuu joojiyaa Xalaaleenta Dhulka Shiiqaaleed
- beesha Caalamka waa inay wax kaqabataa Barakicinta Deegaaned in wax laga qabto
- Ganacsatada Boobaysa Dhulka Shacabka Jubbaland ee Magaalada Kismaayo waa inay joojiyaan haday diidaan wixii ka dhaca ayaa ka masuulka
Leave a Reply