Xildhibaanada Maamulka dowlad goboleedka hirshabeele ayaa kal fadhigoodii sadexaad Fadhigoodii Sagaalaad waxay uga doodeen hidiso sharciyeedka Wasaarada Maaliyada Hirshabeele usoo gudbisay waxuuna marayaa aqriskiisii labaad.
Baarlamaanka Hirshabeele ayaa waxay sheegeen inaan la aqbali Karin Hindisaha Wasiirka Maaliyada Hirshabeele Maxamed Maxamuud “Maxamed Dheere” usoo gudbiyey oo ku sheegay in kaniisadaha Canshuur dhaaf loo sameeyo.
Leave a Reply