Dowladda Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, ayaa sabtidii heshiis ku meel gaar ah ka gaaray, qebsiga dakhliga kasoo xarooda bixinta rukhsadaha kalluumeysiga. Khubarada dhinaca badda ayaa sheegaya in heshiiskaasi ay ku jiraan dal-daloollo isla markaana uu ka hor imanayo xeerka kalluumeysiga Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare) ayaa idaacada Voa uga waramay waa ka qal;dan heshiiska dowlada Soomaliya Iyo maamul Goboleedka ku gaareen Muqdisho.
Leave a Reply