Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Puntland ayaa maanta ka jawaabtay warar soo baxay oo tibaaxay in wasaaraddu ay si sharci darro ah rukhsad u siisay maraakiib iyo doomo si sharci daro ah ka kaluumaysanaayey.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply