Waxaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiiradda dowladda Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya oo ka mid ahaa dadkii Maxabiista kusoo dhaweeyay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay sii wadi doonto soo deynta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka Caalamka
Mid ka mid ah Maxaabiista Waxa uu sheegay inuu kaga mahadcelinaayo dowladda Soomaaliya inay ka shaqeyso sidii xabsiyada Libya iyo magafayaasha looga sii dayn lahaa dhalinyarada Soomaaliyeed.
Madaxweyne Farmaajo, ayaa balan qaaday in dowladiisa ay dadaal badan ku bixin doonto sidii loo sii dayn lahaa maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka caalamka
Leave a Reply