Wafti isugu jira Xildhibaano, wasiiro Iyo qurbajoog ayaa waxay tageen deeganka Gibile ee duleedka Caabudwaaq, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha waxuuna uga warbixiyey baahiyaha kajira degaanka Gibile oo ay kamid yihiin Caafimaadka, waxbarashada Iyo adeegyada Bulshada oo loo baahan yahay in wax laga qabto.
waftigaan ayaa waxay balaqaaden inay caafimaadka wax kaqabanayaan Maamulka Galmudug Iyo dowlada Federaalka ka ahna kala kaashanayaan.
Leave a Reply