Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo kusoo laabtay Magaalada kismaayo ee xarunta Ku meel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxuu ka warbiyey shirkii u dhaxeeyey Itoobiya Iyo ONLFee ka dhacay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Shirkaan ayaa waxaa lagu casumay Axmed Madoobe Iyo Xubno kale.
Leave a Reply