Xildhibaanada Maamulka dowlad goboleedka hirshabeele ayaa kal fadhigoodii waxay uga doodeen hidiso sharciyeedka Wasaarada Maaliyada Hirshabeele, Baarlamaanka Hirshabeele ayaa waxay sheegeen inaan la aqbali Karin Hindisaha Wasiirka Maaliyada Hirshabeele Maxamed Maxamuud “Maxamed Dheere” usoo gudbiyey oo ku sheegay in kaniisadaha Canshuur dhaaf loo sameeyo.
Leave a Reply