Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan beenebeene Gudoomiyaha Guddiga ganacasiga iyo Warshada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in ay maanta la kulmayaan ganacsatada Cabashada Ballaaran muujinaayo islamarkaana ay hirgashay Shaqo joojin ay ku dhawaaqeen
Xildhibaan beenebeene ayaa hadal kiisa ku daray in ay maalinta bari gudiyada Joogtada ay go-aan ka soo saari Doonan sida uu hadalka u dhigay muranka u dhexeeya Wasaarada maaliyada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed.
Cabashada ganacsatada ka imaaneyso ayaa waxa ka weyn tan ka imaaneyso dadka danta yare e ganacsatada ku hoosnoo kuwaa oo xirnanshaha Suuqa uu saameynti uugu weyneed
Leave a Reply