Dhanka Soomaaliya waxaa heshiiska u saxiisay Safiirka Soomaaliya ee Pakistan Danjire Khadija Mohamed Al-Makhzoumi halka dhanka pakistan uu heshiiska u saxiixay Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalkasi Shahid Khaqan.
Heshiiska ayaa la xiriira sidii dowladda Pakistan ay Soomaaliya uga caawin lahayd ilaalinta xuduudaha oo ay Pakistan ku tahay dalalka ugu horeeya, siinta aqoonsioo muhiim u ah muwaadiniinta Soomaaliya oo la xiriira la socodkooda, maadaama Soomaaliya lagu wado in u ka dhaco doorasho hal qof iyo hal cod ah.
Leave a Reply