Maxamed Nuur waa Muwaadin Soomaaliyeed oo haysta Dhalashada Wadanka Mareykanka kana tirsan Ciidamada Booliiska ee Magaalada Minneapolis ayaa lagu eedeeyay in uu si ula kac ah uu u dilay Justine Daimond oo ahayd haweenay u dhalatay dalka Australia, Maxamed Nuur ayaa damiin lagu sii daayey Kadib markii maxkamada marykanka ku eedeysey inuu si kas u dilay haweenay la dho Justine.
Leave a Reply