Maamulka Somali Cable TV ayaa raaligalin ka bixiyay Qoraal iyo Muqaal Si qalad ah loogu Baahiyay Barta Facebook ga Tvga oo loogu gafay Ra’iisul-Wasaare Kheyre hadaba Tvga Soomali Cable markii uu kawar helay Qoraalkaas waxuu talaabo adag ka qaaday shaqsiyaadkii kadmabeeyey Falkaas waxayna Raali galin buuxda ka siiyeen shacabka Iyo Madaxda Dowlada soomaliya.
Leave a Reply