Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ku shiray Muqdisho kuwaas oo ka soo horjeeda mooshinka laga gudbiyey gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Xildhibaanada ayaa waxa ay sheegeen in weli ay taagan tahay xiisadii ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey Jawaari, Xildhibaan Fiqi ayaa waxa uu sheegay inuu Madaxweyne Farmaajo awoodiisa isticmaalo madaama uu dalka xukumo oo barlamanka Badbaadiyo.
Leave a Reply