Daawo:Falaqeynta Arrinta Mooshinka Jawaari iyo Cabdiraxmaan Diini

cabdirixman dini

Barmaamijka falaqaynta Siyaasada ee Somali cable xafiiskiisa Nairobi ayaa waxaa marti ku ahaa Cabdirixmaan Maxamed Diini oo ka falanqooda arimaha siyaasada Soomaliya waxaana looga hadlay Xaaladda Siyaasadda Dalka hadda ka taagan gaar ahan Buuqa soo kala dhex galay Golaha shacabka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.