Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya Cabduweli Ibraahim Muudeey oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay Shaqaaqadii Maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ee sababtay in uu kulanka baaqdo.
Shirka Jaraa’id ayaa waxa uu ku sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo kuxigeenkiisa labaad in ay ku xadgudbeen Xeer hoosaadka Barlamaanka iyo Dastuurka dalka u degsan.
Leave a Reply