Daawo:Xildhibaan Fowsiya oo sheegtay inay Tabar waysay ee soomaliyey Kaca

fowsiya

Xildhibaan Fowsiya Maxamed oo kamida Xildhibanada garabaka Gudoomiye Jawaari oo shir saxaafadeed caawa ku qabatay Magaalada Muqdisho ayada Iyo sadex Xildhibaan oo uu kamid yahay Fiqi ayaa waxay sheegtay in bari Mooshin laqabanayo gacantaagna laga dhigaayo ee anagu tabar waa waynay ee Soomaliyey Kaca dal Iyo dibad meelaad joogtaan taasi waa hadaladii Xildhibaan Fowsiya.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.