Daawo:Somaliland oo beenisay in Hay,adaha Ka Hawlgalla Somaliland inay ku Joogaan Ruqsad Ay Ka Haystaan Dawlada Somaliya

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Eng Xuseen Ibaraahim Buuni Ayaa Ka Hadlay Hadal Ka Soo Yeeraay Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Maaliya Maxamed Xaashi Cilmi Kaasi Oo Ahaa In Hay,adaha Ka Hawlgalla Somaliland Ay Ku Joogaan Ruqsad Ay Ka Haystaan Dawlada Somaliya.

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta Somaliland Eng Xuseen Ibaraahim Buuni ayaa waxuu sheegay inaan wax ka jirin hadalka kasoo yeeray Wasiirkii hore ee maliyada Somalilandna tahay dal madax Banan cidii rabana heshiis la galaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.