Gudoomiyaha G. gedo Ahmed Buule iyo Xubno Kale ayaa wax ay Kismaayo Kulamo Kula Qadanyan Masulin Ka Tirsan Jubland
Safarka Masulinta Ayaa Qeyb wax uu Ka Mid yahay Shirkii Dib u Hehisineed ee Lagu Qaban rabo Kismaayo Kaas oo Lo Qabanyay dadka dego Juboyinka
Madxaweyne Ku Xigenka Jubaland Fartaag Ayaa Hada Kulamo La Qadanayo Madaxda Ka socoto Gobalka Gedo ee uu Hor Kacayo Gudoomiyaha Gobalka
Kismaayo Ayaa Lagu Wadaa In Dhawaan Lag Furo Shir Dib u Heshisned oo Kas oo Xal loga Gaaray Siyaasada adag Ee Ka Tagan Gedo
Leave a Reply