Daawo:Madaxwayne Gaas oo Raali Galin kabixiyey sidii loola dhaqmay IMaaradka Carabta Weerarna ku qaaday Social Media

gaas

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo shir Jaraa’id ku qabtay Xerada Ciidamada Badda Puntland ee M/Boosaaso ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya Imaaraadka iyo Soomaaliya iyo sidoo kale Ciidamadii ay maamulkaas u tababartay.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay in labada dal uu ka dhaxeeyo xiriir taariikhi ah,isla markaana sidoo kale Puntland ay waxbadan uu u qabatay Imaaraadka Carabta,isaga oo tusaalo u soo qaatay ciidamada Badda Puntland ee Puntaland loo Tababaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.