Daawo:Imaaradka oo Muuse Biixi usheegay Inaan Dowlada Soomaliya la’aanteed wax laqaban karin

muuse

Waxaa Magaalada Hargaysa ee caasumada Soomaliland soo gaaray wafti kasocda Dalka Imaaradka oo diiday inay saxaafada kasoo dhex Muuqdaan kuwaas oo Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi kawada Hadlay qilaafka soo kala dhex Galay Soomaliya Iyo Imaaraadka.

waftiga Imaaradka ayaa waxay Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi usheegeen iyadoo aan ogalaasho laga Helin Dowlada Soomaliya aan wax Heshiis ah dhaqan gali Karin waxay kaloo Waftigaan ay Madaxwaynaha Soomaliland u bala qaadeen inay Soomaliland ka caawinayaan Arimaha Bilaadinimada sida caafimaadka, Biyaha, Wadooyinka.

Madaxtooyada Soomalialnd aaya war kasoo baxay waxay u sheegeen si kaduwan kii lagu wada Hadlay Madaama dhaleecooyin fara badan oo laxriirta heshiiskii dekada Berebera kaga imaanayaan Siyaasiyiinta Iyo shacabka Soomaliland ,Waftigaan ayaan La ogayn sababaha ay Saxaafada u hor imaan waayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.