DaawoAmisom oo sheegtay inay Dhimayaan ciidamada ka jooga soomaliya .

faransic

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaalia ayaa sheegay in ay Sanadkan Dhimi Doonan Tirada Ciidamada Milatariga Amison ee jooga Soomalia sidaasna waxaa dhahay safiirka midowga Africa u jooga Soomaliya Francisco.

Safiirka Midowga Africa u qaabilsan Soomaliya ayaa sheegay inay sanakaan dhimayaan ciidan dhan 1000 Askari, waxaa kaloo soo dhaweeyey Safiir Francisco Cidamo tiradooda gaarayso 100 askari oo Boolis oo ka yimid dalka Siiraryoon inay soo gareen soomaliya kuwaas oo hada jooga Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.