Daawo:Taalada Degmada Baardheere oo Dayac tir lagu sameynayo

bardheere

Masuuliyiinta Degmada baardheere ee gobolka Gedo oo kaashanaya Bulshada ayaa waxay dayartir kusameynayaan Taalada Degmada Baardheere taas oo wax ka qaadaynaysa Bilicda Magaalada baardhereere markuu dhisamaheeda dhaamdo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.