Kulan ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo Waxgaradka, Cuqaasha Iyo qaybaha kala duwan ee beel uu kasoo jeedo mid kamida Musharaxiinta Gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaliya ayaa waxay Barlamanka Soomaliiyeed uga digeen inay Doortaan Ibaarahim isaaq Yarow kaas oo ay sheegeen inuu colaad Iyo dhimaato ka dhex sameeyey Beesha uu matalo.
Waxay kaloo sheegeen Beesha uu kasoo Jeedo Ibraahim Isaaq Yarow hadii loo doorto Gudoomiyaha Barlaamaka Soomaliya inuu iska horkeenayo Baarlamaanka Iyo shacabka Soomaliya loona baahan yahay inaan loo dooran Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaliya.
Leave a Reply