Dhageyso:Wasiir yariisow oo ka shaqeysan waayey wasiiro iyo Xildhibaano Danlay ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in rag ay saaxiibo yihiin oo isugu jira Wasiiro,Xildhibaano iyo siyaasiyiin ay Xafiiskiisa yimaadaan ayagoo dano gaara wata ama shaqsi shacabka dantiisa goobaya.

Waxaa kaloo sheegay Gudoomiye Yariisow inay ku qaadatay mudo Saddex bilood si aan xal uga gaarno waxaana sameynay waqti aan ku aragno masuuliyiintaas Iyo mid aan ugu adeegno Bulshada gobolka Banaadir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.