Daawo: Gabdhaha Suxufiyiinta Muqdisho oo si caro leh uga jawaabay aflagaado bbcda iyo koox lasocota ugaysteen

gabdho

Gabdhaha Suxufiyiinta Muqdisho ayaa si caro leh uga jawaabay aflagaado bbcda iyo koox lasocota ugaysteen taas oo ahayd in gabdhaha suxufiyiinta ee shaqo doonka ah ay sharftooda ku badashaan shaqada saxaafada taas oo madaxda warbaahinta ku xiraan gabdhaha gogol dhaaf la sameeyaan si ay shaqo u helaan.

Gabdhaha suxufiyiinta ayaa arintaas ku tilmaamay waxaan war kajirin oo ay soo abaabuleen ururo lacag ku doonaya warar been abuura iaydoo kaashanaya Idaacada bbcda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.