Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad Lagu xusaayo Maalinta Saxaafada Aduunka , waxaana Ka soo qayb galay munaasabada 3 May Wariyaal, Xildhibaano Iyo Masuuliyin ka tirsan Maamulka Jowhar waxaana goobtaa looga dhawaaqay urur ay lee yihiin wariyaasha Hirshabeele.
Leave a Reply