Xaruntaan wasaaradda waxbrashada hidaha iyo tacliinta sare ayaa waxaa deganaan jiray masuuliyiinta ugu sareysa wasaaradda waxbarshada islamaraakn ku dhawaad 30 sano ay degenayeen dad shacab ah inta uu Dalka bu burka jiray, waxaana ay ku talaa xaafada taleex ee degmada Hodan Gobolka Banaaadir.
Maamulka degmada Hodan ayaa ku guuleystay in ka saaraan dadkii degeenaa halkaasi iyadoo maanta uu Guddoomiye Maxanmed Axmed Cantooba uu ku wareejiyay wasaaraadda waxbarshada Dalka iyadoo uu goobta joogay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukumadda Federaalka Soomaaliyeed mudane C/raxmaan Daahir Cismaan.
Leave a Reply