Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa khubad Maanta ka jeediyay Munaasabada Caleemo saarka guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan, Madaxwayne xaaf ayaa Sheegay Mooshin laga keeno madaxda Dowlada waa dib udhac waxaana haboon in layska daayo.
Leave a Reply