Xaflad Lagu caleema saarayey Nabadoonka Beesha Tuni gaar ahan Beesha daaqtire u mataalaaya gobolka Banaadir ayaa waxay ka dhacday Muqdisho, waxaana Xafladaas kasoo qayb galay Odayaal.waxgarad, dhalinyo Siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee beesha Tuni waxaan Nabadoonka Beesha Daaqtire loo doortay Nabadoon Abuukar Jaylaani Cismaan waxaana ilaahay looga baryey in ilaahay u fududeeyo Masuuliyada loo xilsaaray.
Leave a Reply