Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka jubbaland maanta Kulan ku dhexmaray qaar kamida Waxgaradka Jubbaland iyo wasarada Arimaha Gudaha jubbaland Taas oo Waxgaradka Jubbaland lagu wargalinaayey inaysan qaban Karin shir aan ogolaansho ka haysan Wasaarada Arimaha gudaha Jubbaland.
Waxaa mudooyinkii dambe ka imaanaysan Cabsho Shacabka iyo Siyaasiyiinta Jubbaland kuwaas oo ka cabanaayey Caburin, Xarig iyo Masaafurin ay laamaha Aniga u gaysanayaan Shacabka Jubbaland qaybahooda kala Duwan.
Leave a Reply