Ciidamada Soomaliya ayaanAlshabab Ka qabsaday deeganka Moqokori ee gobolka Hiiraan

ciid

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo aroornimadii hore ee saaka qaaday howlgalo ka dhan ah maleeshiyaadka Argagixisada Al shabaab waxayna ku qabsadeen deegaanka moqokori ee ka tirsan gobolka Hiiraan.

Deegaanka moqokori ee Gobolka Hiraan ayaa ka mid ahaa deegaanada maleeshiyaadka Al shabaab ku sugnaayeen hasa yeeshee xalay ayay iskaga baxeen ka dib markii ay Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed dhaq dhaqaayo Ciidan ka sameeyeen Gobolka Hiraan kaasoo ku aadan sidii Dalka looga saari lahaan maleeshiyaadka Argagixisada nabad diidka ee Al shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.