Daawo:Wasiirka Arimaha dibada Dalka Qatar oo Madxwaynaha Soomaliya kusoo Booqday Hotelka uu ka dagan yahay Dooxa

Wasiirka Arimaha Dibadda ee Dawladda Qatar Maxamed Bin Cabdurraxmaan Bin Jaasim Al-Taani ayaa ku soo booqday Madaxweynaha Hotelka uu ka deggan yahay magaalada Dooxa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.