Daawo:Xamdi Cumar Boonge oo kunool Caabudwaaq ayaa Dareenkeeda ku aadan 15 May oo ah Sanad guuradii 75aad ee SYl

xamdi

Xamdi Cumar Boonge oo kunool Caabudwaaq oo Dareenkeeda ku aadan 15 May oo ah Sanad guuradii 75aad ee ka soo wareegtay markii la aas’aasay dhalinyaraddii SYL, Xamdi Cumar ayaa waxay Dhalinyaradda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ugu baaqdey in Gacmaha is qabsadaan oo ka shaqeeyaan wanaaga dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.