Madaxwayne kuxigeednka kowaad ee jubbland Maxamuud sayid aadan ayaa amaro kusoo rogay shacabka Jubbland isagoo uga digay inaan cunto lagadi Karin xiliga lagu Jiro bisha barakaysan ee ramadaan loona baahan yahay in wajibaadka bisha Ramadaan laguto waana inaan la arki Karin maqaaxi furan, waxaa kaloo sheegay Maxamuud Sayid in loo baahan yahay Ciidamada Aminga ay soomaan.
Leave a Reply