Maxkamada Magalada Hargeysa ee Gobolka la yiraahdo Maroodi jeex ayaa markale waxa ay xukun ku riday Boqor Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah Salaadiinta Caanka ah deegaanada Maamulkaas, Boqor Buur Madow ayaa Maxkamada Hargeysa ee gobolka Maroodi Jeex waxa ay ku ridday xukun 3 Sanno ah taas oo meesha ka saareysaa xukunkii hore ee ahaa 5 sanno.
Boqor Buur Badow Xarigiisa ayaa waxaa xarigiisa sabab u ah aragtidiisa iyo Fikirkiisa Xorta ah taas uu hadal ka jeediyey Munaasabada ka dhacday Puntland oo lagu caleemo saaraayey Beeldaajiye ka tirsan maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland kaas oo colaad kala dhaxayso Maamulka Soomaliland.
Leave a Reply