Maamulka isbitaalka xoogga ayaa la wareegay qalab caafimaad oo u iibiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo oo bishii maarso ee sanadkan kormeer shaqo ku tagay isbitaalkaas.
Qalabkaan Madaxwaynaha Soomalioya soo gaarsiiyey ayaa waxaa wax wayn ka tarayaa baahiyaha kajiray Isbitaalka Xooga Dalka Soomaliya.
Leave a Reply