Odayaal, waxgarad iyo siyaasiyiin kasoo Jeeda Beesha Suldaan Maxamed Muuse Cune oo bishaan Ramaadan Masjid ku yaala Magaalada Burco ay kala Baxeen Ciidamada amaanka Somaliland ayaa waxay sheegeen inay tahay wax aan horay loo arag Suldaan Masjid lagala Baxo, waxayna Baaq ugu direen Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi inuu sii daayo Suldaan Maxamed Muuse Cuno.
Leave a Reply