Qaarka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ka digay sii socoshada dagaalka TukRaq ee Soomali kaas oo keenay qasaare Dhimasho iyo dhaawac waxay kaloo sheegeen Xildhibanadaan waa in waxgaradka iyo Culumada u istaagaan sidii lagu joojin lahaa Dagaalka Tukaraq
Leave a Reply