Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed xaashi Carab iyo Gudoomiyaha baarlamanka Cali Gacal ayaa maanta siwadajir ah waxay Magaalada Cadaado uga dhagax dhigeen xarunta Baarlamanka Galmudug, Baarlamanka Galmudug ayaa hada waxuu ku shaqeeyaa oo xarun ah Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
Leave a Reply