Kooxda Alshabab ayaa waxay dil ugaysteen dad shacabka waxayna gubeen Gadiidkii u rarnaa, Shilkaan ayaa waxaa ka dhacay Jidka isku xira Gobolada Hiiraan iyo Bakool sida uu sheegayo Gudoomiye kuxigeenka amiga gobolka Hiiraan cabdirixiim Maxamud taakooy waxuuna ilaahay uga baryey dadkii kudhintay in ilahay Samir iyo iimaan kasiiyo.
Leave a Reply