Wasiirka warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed xasan cabdi Maxamed oo waheliyaan waasiirka Warfaafinta jubbaland Cabdi Nuur Cali Aadan iyo Injineero dhisaaya Idaacada ku hadasha Codka Maamulka Koonfurgalbeed ayaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo soo gaaray waxayna booqdeen goobtii laga hirgalin lahaa idaacada Codka maamulka koonfurgalbeed.
Leave a Reply