Shaqaalaha Madbadda Somaliland ayaa Mushaar La’aan Shaqadii u joojiyay kadib Markii ay Mudo 4 Bilood ah aya shaqeynayeen Mushaar la’aanta waana tan kaliftay inay joojiyaan shaqadii ay u hayeen Maamulka Soomaliland sida ay sheegayaan Shaqaalaha Madbacada.
Leave a Reply