Ciidamada Xooga Dalka qaybta 43Aad ayaa dib ugu Laabtay Baarsanguuni oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku dagaalamayeen Alshabab iyo kuwa dowlada Soomaliya halkaas oo Ciidamada xalay Ciidamada kasoo baxeen Saakana dib ugu noqdeen lana wareegeen Baar sanguuni sida uu sheegayo Taliyaha Ciidanka
Leave a Reply