Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliyeed oo shir ku yeeshey magaalada Nairobi ayaa sheegey in Muqdisho aysan lahayn qabiil gaar ah waxayna uGu mahadceliyeey shirkii lagu qabtey Hotel xayat ee lagu diiday in Muqdishu qabiil leeyahay waxay kaloo sheegen xildhibanada Soomaaliyeed inay go’aan kasoo saarayaan maqaamka Muqdisho inta kahoreysana cidna sheegan Karin.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply