Maamulka Gobolka Bari e magaaladiisa Boosaaso ayaa waxay diginin kasoo saareen qofkiii lagu qabto asagoo jaraya Xarkaha Solarka Mgaalada Boosaaso inuu xabsi mudanaayo, layrka ku shaqeeyo cadceeda ee laga hirgaliyey Magaalada Boosaaso ayaa waxaa hada dhib ku haya dad jara Fiilooyinka kuwaas oo maar ahan ugadaaya.
Leave a Reply