Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xussen Alqaadi ayaa waxuu kulan la qaatay bulshada degmada Luuq ee Gobolka Gedo, waxaana Kulankaas ku saabsanaa sidii layskaga kaashan laha Horumarinta Degmada Luuq iyo sidii lagu hormarin laha aminga Degmada Luuq iyo kan gobolka Gedo.
Leave a Reply