Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Hogaamiyaasha Koonfurta Suudaan inay nabadda fursad siiyaan xili uu magaalada Addis-Ababa uga qeybgalyey Shirka deg deg ah oo Xubnaha Dalalka ku bahoobay urur gobaleedka IGAD.
Madaxwaynaha Soomaliya ayaa isagoo kaashanaya shacabka Soomaliyeed waxuu ku guulaystay in haybadii Soomaliya ku lahayn caalamka dib ugu soo cesho waxuuna Dalka Itoobiya u joogaa sidii uu nabad uga dhalin lahaa dalka South suudan.
Leave a Reply