Shirkii Golaha wasiirda Puntland ayaa laysku raacay in Shirkada Isgaarsiinta Golis Kali looga dhigo Adeega Internetka Fiber Optic taasna waxaa ka horyimid qaar kamida xildhibaanada Puntland waxayna sheegeen inaan la aqbali Karin in shirkad loo xiro adeeg bulshada ubaahan tahay.
Leave a Reply