Taliyaha Ciidamada Somaliland oo sheegay inaysan Puntland Tukaraq kusoo Noqonayn

Taliyaha Ciidanka Soomaliland oo booqasho ku tagay deegaanka Tukaraq ayaa waxuu sheegay inaysan dhicayn in Ciidamada Puntland deegaanka Yimaadaan waxuuna ugu baaqay bulshada kudhaqan deeganka Tukaraq in lays dajiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.